Ururka Xamaas ayaa maalin talaado 6 August 2024 Yaxya Sinwaar u magacaabay madaxa siyaasadda urur, Sinwar waxa uu bedelay Ismail Haniyeh oo 31 July 2024 lagu dilay caasimadda Iran ee…
Tag: Taariikh
Taariikh nololeedkii Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari
Professor marxuum Maxamed Cusmaan Jawaari wuxuu ku dhashay magaalada afgooyi ee gobolka shabeelada hoose sanadkii 1945, wuxuu ka dhashay qoys ahlu diin ah, aabihii wuxuu ka yimid buurhakaba hooyadiina waa…
Taariikh nololeedka Kajol Devgan
Kajol Mukherjee Devgan oo loo yaqaan Kajol, waa atariisho jisha filimada Hindiga ah, Kajol waxay dhalatay Agoosto 5, 1974, waxay ku dhalatay Mumbai, India, waa mid ka mid ah atirishooyinka…
Taariikh nololeedka Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis
Boqor Salman bin Abdulaziz Al Saud waxa uu dhashay 15 Shawwal, 1354H oo ku beegneyd 31 December, 1935 wuxuu ku dhashay magaalada Riyaad ee caasimadda dalka, waa wiilkii 25-aad ee…
Taariikh Nololeedkii Generaal Goobaale
Allahaa u naxariistee Generaal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale waxaa uu ku dhashay degmada Xarardheere ee gobalka Mudug Sanadkii 1956kii, hooyadii waxaa lagu magacaabi jirey muumino maxamed, Xarardheere ayuuna ka galay…
Taariikh Nololeedkii Sheekh Cumar Faaruuq
Sheikh Cumar Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud oo loo yaqaano sheikh Cumar Faaruuq waxa uu ku dhashay magaalada Carmaale (Qooxley) oo ka tirsan magaalada Qallaafe ee dhulka Soomaali Galbeed sanadkii…
Taariikh nololeedka Sheekh Umal oo kooban
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo loo yaqaan Sheekh Umal wuxuu dhashay qiyaastii 1968, caruurnimadiisa wuxuu kusoo qaatay magaalada Wardheer oo ka tirsan Soomaali Galbeed, Sheekh Umal waa ubadka labaad ee…
Wax ka ogow sheekh Cabdiraxmaan Sudeysi
Sheekh Sudays waa mid ka mid ah Shakhsiyaadka ugu caansan Ummada Muslimka ah, waxaana ku dhawaad qof kasta oo mu’min ah uu aqoonsan yahay oo uu jecelyahay codkiisa macaan, Sheikh…
Dagaalkii Badar
Dagaalkii Badar oo loo aqoonsaday mid ka mid ah dagaalladii ugu muhiimsanaa ee soo mara taariikhda Islaamka ayaa Muslimiinta u horseeday isbedel weyn, muslimiinta oo uu horkacayo Nabi Muxamed (ﷺ)…
Taariikh Nololeedkii A.P.J. Abdul Kalam
Avul Pakir Jainulabdeen Abdul Kalam oo loo yaqaan APJ Abdul Kalam wuxuu dhashay 15 Oktoobar 1931, wuxuu ahaa saynisyahan aerospace-ka Hindiya ah iyo nin dawladeed oo soo noqday madaxweynihii 11-aad…
Taariikh nololeedka Brahmanandam oo soomaalidu u taqaan leeleefow
Brahmanandam waa jilaa aflaanta Hindida iyo shactiroole, caan ku ah shaqadiisa inta badan shaleemooyinka Telugu, waxaa lagu tiriyaa inuu yahay majaajiliistaha ugu weyn ee abid soo saara filimada Telugu Brahmanandam…
Taariikh nololeedka Bill Gates
Bill Gates waa tignoolajiste, hogaamiye ganacsi, iyo samafale, waxa uu ku koray Seattle, Washington, isaga oo leh qoys la yaab leh oo taageera kuna dhiirigeliyay xiisaha uu u qabo kombuyuutar…