Taariikhda Imaam Al-Bukhaari
Markii uu soo baxay Saxiixul Bukhaari, culimadu waxay u tartameen xifdintiisa, sharxiddiisa iyo u adeegiddiisa, waxaa laga qoray cilmi baarisyo tiro badan, sharaxaadihii ugu waaweynaa…
Hoyga taariikhaha
Markii uu soo baxay Saxiixul Bukhaari, culimadu waxay u tartameen xifdintiisa, sharxiddiisa iyo u adeegiddiisa, waxaa laga qoray cilmi baarisyo tiro badan, sharaxaadihii ugu waaweynaa…
Shaafici wuxuu dhacdadan ku xusay qaybta koowaad ee buuggiisa “Al-Umm”, wuxuu sheegay in isaga iyo maxaabiistii kale la hor geeyay Khaliifkii Haaruun Al-Rashiid, kaas oo…
Hadaba waxaan xasuusanaa guushii uu Dhaga-badan kasoo hoyey isagoo muddo bil gudaheeda uga sifeeyay xooggagii Al-shabaab ee dhufeysyada ka qotay isgoyska dabka, intaa ugama harine…
Dr. Zakir Abdul Karim Mohammed Naik waa caalim iyo wadaad caan ku ah faafinta diinta islaamka, waxa uu ku dhashay magaalada Mumbai dalka Hindiya, wuxuu…
Sheikh Cumar Xaaji Cabdi Suldaan Xaaji Maxamuud oo loo yaqaano sheikh Cumar Faaruuq waxa uu ku dhashay magaalada Carmaale (Qooxley) oo ka tirsan magaalada Qallaafe…
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo loo yaqaan Sheekh Umal wuxuu dhashay qiyaastii 1968, caruurnimadiisa wuxuu kusoo qaatay magaalada Wardheer oo ka tirsan Soomaali Galbeed, Sheekh…
Kuwa isaga khilaafay waxay ahaayeen laba nooc:-
Koox waxay ka koobnayd jaahiliin aan diinta Islaamka iyo tawxiidka waxba ka aqoon oo raaca been abuurka, Shirkiga, Bidcada…
Ciidankii burtaqiiska ayaa kasoo degey dalka Eritrea si ay halkaa kaga duulaan Sacuudiga oo xilligaa hoostagayey boqortooyadii Mamaaliikta ee Fdhigeedu ahaa Masr, burtaqiiskii waxaa dagaal…
Ka dib Cadowga waxaa u suuro gashey in ay qabtaan sheekha sanadkii 1924, waxaana laga dalbadey in uu ciidankiisa ku amro in ay hubka dhigaan,…
Ingiriiska ayaa ka daba direy Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ergo si uu isku soo dhiibo isagana la siiyo goob diimeed, balse Sayidka waa uu diidey,…
