Dagaalkii Muqdisho ee 1993
Dagaalkii Muqdisho oo sidoo kale loo yaqaan Dhacdadii Black Hawk Down, wuxuu qayb ka ahaa howlgalkii milatari ee Operation Gothic Serpent, dagaalkii Muqdisho wuxuu dhacay…
Hoyga taariikhaha
Dagaalkii Muqdisho oo sidoo kale loo yaqaan Dhacdadii Black Hawk Down, wuxuu qayb ka ahaa howlgalkii milatari ee Operation Gothic Serpent, dagaalkii Muqdisho wuxuu dhacay…
Saciid Cabdullaahi Maxamed oo loo yaqaan Saciid Deni waa hogaamiyaha Maamulka Puntland ee Soomaaliya, wuxuu xilka qabtey January 2019 wuxuu hayey muddo shan sano ah,…
Markii uu soo baxay Saxiixul Bukhaari, culimadu waxay u tartameen xifdintiisa, sharxiddiisa iyo u adeegiddiisa, waxaa laga qoray cilmi baarisyo tiro badan, sharaxaadihii ugu waaweynaa…
Shaafici wuxuu dhacdadan ku xusay qaybta koowaad ee buuggiisa “Al-Umm”, wuxuu sheegay in isaga iyo maxaabiistii kale la hor geeyay Khaliifkii Haaruun Al-Rashiid, kaas oo…
Mar seddaxaad wuxuu u tartamey doorashadii 2022, balse mar kale kuma uusan guuleysan, doorashadaas wuxuu ku harey wareegii koowaad isagoo helay 39 cod.
Cabdi Xaashi Cabdullaahi waa Guddoomiyaha Aqalka Sare, waxaa laba jeer loo doortay inuu noqdo Guddoomiyaha Aqalka Sare, waa Guddoomiyihii ugu horreeyay ee Aqalka Sare isagoo…
Koobkii asalka ahaa ee FIFA World Cup oo loo yaqaanay Jules Rimet Trophy, ayaa la xaday laba jeer: markii hore March, 20, 1966, London, England,…
General Salaad Gabeyre Kediye waxa uu ku dhashay Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug sanadkii 1933, Salaad Gabeyre waxa uu ahaa sarkaal ka tirsanaan jiray Militarigii…
Hadaba waxaan xasuusanaa guushii uu Dhaga-badan kasoo hoyey isagoo muddo bil gudaheeda uga sifeeyay xooggagii Al-shabaab ee dhufeysyada ka qotay isgoyska dabka, intaa ugama harine…
Dhacdadaan ayaa wax ka bedeshay Elizabeth nolosheeda, taas oo ka dhigtay in ay dhaxal u yeelato taajkii Ingiriiska, aabaheed waxaa loo caleemo saaray King George…
Caruurnimadiisii wuxuu ku tilmaamay mid adag oo ay ugu wacan tahay xaaladdi dhaqaale ee aabihiis, Waxa uu yidhi, “Waxa jirey ugu yaraan 30 wacitaan…
wuxuu noqday Afhayeenkii Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Jaalle Maxamed Siyaad Barre iyo weriyaha gaar ah ee madaxweynaha ilaa burburkii soomaaliya sanadii 1991.
