Taariikhda Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Taariikhda Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Ku dhawaad 3 sano ka dib xilli uu booqasho uu ku marayey gobolada Waqooyi Galbeed oo xilligaa abaaro ka jirey ayaa waxaa toogtey askari ka tirsanaa ilaaladiisa, Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la diley October 15, 1969.