Taariikh nololeedkii Maxamuud Xarbi
Markabkii markii uu yimid meel u dhow Saylac oo hubkii la rabey in jabhadda loo qeybiyo ayaa waxaa banaanka yimid xogtii markabka maadaama la rabey…
Hoyga taariikhaha
Markabkii markii uu yimid meel u dhow Saylac oo hubkii la rabey in jabhadda loo qeybiyo ayaa waxaa banaanka yimid xogtii markabka maadaama la rabey…
Maxamed Cabdulle Xalane waa halyey ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka kuna shahiiday dagaalkii itoobiya ay kusoo qaaday dalka sanadkii 1964, qoraaladu waxa ay isku khilaafeen…
Dhowr sano kaddib isaga oo ganacsade ah, ayuu sannadkii 1944-kii wuxuu magaalada Beledweyne kaga biiray ururkii SYC halkaas oo ay isku barteen dad magac weyn…
Ciidankii burtaqiiska ayaa kasoo degey dalka Eritrea si ay halkaa kaga duulaan Sacuudiga oo xilligaa hoostagayey boqortooyadii Mamaaliikta ee Fdhigeedu ahaa Masr, burtaqiiskii waxaa dagaal…
Ka dib Cadowga waxaa u suuro gashey in ay qabtaan sheekha sanadkii 1924, waxaana laga dalbadey in uu ciidankiisa ku amro in ay hubka dhigaan,…
Ingiriiska ayaa ka daba direy Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ergo si uu isku soo dhiibo isagana la siiyo goob diimeed, balse Sayidka waa uu diidey,…
Ku dhawaad 3 sano ka dib xilli uu booqasho uu ku marayey gobolada Waqooyi Galbeed oo xilligaa abaaro ka jirey ayaa waxaa toogtey askari ka…
SYL ayaa boqolkii qofba u sameysay hogaamiye iyo labo calan wade, dibad baxaas waxaa ku shahiidey 14 qof oo soomaali ah oo ay ugu caansantahay…
Aadan Aadde wuxuu ahaa madaxweyne daacad ahaa isagoo aan haba yaraatee wax musuqmaasuq ama wax la xiriira lagu tuhmin isagoo ahaa nin dadka oo dhan…
