Taariikhda Dr. Xasan Muungaab

Taariikhda Dr. Xasan Muungaab

Bishii august 2010 ilaa 2012 wuxuu ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, intii uu xilkaa hayey waxaa yaraaday dhac, dil iyo boob ay qaar ka mid ah ciidanka ay u geysan jireen dadka rayidka ah, intii uu Guddoomiyaha Maxkamadda waxyaabaha lagu xasuusto waxaa ka mid ah inuu yiri ninkii qaata caag saliid ah ama baakad oomo ah isaga ayaa loo barkinaa isagoo meyd ah.
Taariikhda Jeneral Maxamed Cali Samatar

Taariikhda Jeneral Maxamed Cali Samatar

Ka dib markii uu qarxay dagaalkii sokeeye 26kii bishii Jannaayo sanadkii 1991kii lana riday dowladdii ugu waqtiga dheereyd ee soo marta dalka Soomaaliya wuxuu aadey dalka Talyaaniga, wuxuu muddo ku noolaa dalkaa  ka dib wuxuu u wareegay magaalada Virginia dalka Mareykanka.