Taariikh nololeedka Captain Ibrahim Traore
Ibrahim Traoré wuxuu afgambiyay saaxiibkiisii hore, Lt Col Paul-Henri Damiba 30kii Sebtembar, 2022 ka dib markii uu ku eedeeyay inuu ku guuldareystay inuu fuliyo ballanqaadkiisii…
Hoyga taariikhaha
Ibrahim Traoré wuxuu afgambiyay saaxiibkiisii hore, Lt Col Paul-Henri Damiba 30kii Sebtembar, 2022 ka dib markii uu ku eedeeyay inuu ku guuldareystay inuu fuliyo ballanqaadkiisii…
Sheekh Aadan Maxamed wuxuu ahaa xoghayaha guud ee xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed ka hor inta uusan iska casilin…
Markabkii markii uu yimid meel u dhow Saylac oo hubkii la rabey in jabhadda loo qeybiyo ayaa waxaa banaanka yimid xogtii markabka maadaama la rabey…
Markii dalka uu kusoo laabtey gobolka Bari ayaa loogu magacaabey taliye Waaxeed, Gen. Maxamed Abshir Muuse wuxuu ahaa qofkii ugu horeeyay ee Soomaali ah oo…
Juhayman ayaa laga maqlayaa cod maqal ah isagoo Khaalid Al-Yaami ka joojinayay khudbada dhowr jeer si uu raggiisa ugu amro in ay albaabada u laabaan…
Prof. Dalxa wuxuu ahaa ciyaartoy hore oo u ciyaari jirey Wanlaweyn sidoo kale wuxuu u soo saftey kooxda dekedaha, wuxuu qeyb ka ahaa kooxihii gobolada,…
Dabayaaqadii 1990kii wuxu helay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, Kulliyadda Caafimaadka (Medicine), laakiin dagaalkii ayaa suurta gelin waayey in uu bilaabo, bishii October 1998kii ayuu galay Koolejka…
Xukuumaddii Cabdiweli Sheekh Axmed wuxuu ka noqday wasiir ku xigeenka kalluumeysiga, Xukuumadda raysal wasaare Xasan Cali Kheyrre wuxuu ka noqday wasiiru dowlaha wasaaradda ganacsiga, sidoo…
Sanadkii 1971 ayaa la qabtay Maxamed Caynaanshe guuleed waxaana lagu eedeeyey inuu wax ka ogaa afgambi uu qorsheynayey Salaad Gabeyre, Xilkii ayaana laga qaaday, Garaadooyinkii…
Subaxdii tobnaad bishii Muxarram ee sannadkii 61-aad ee Hijriyada oo ku beegan October 10, 680, magaalada Karbala ee dalka Iraq ayaa waxaa foodda is daray…
Markii uu dhimanayey Sulayman wuxuu Cumar u dardaarmey inuu khaliifka noqdo ka dib markii uu ku arkey karti, cibaado, wanaag, iyo inuu u janjeero xaqa…
Cali wuxuu u jihaystay xaggooda isaga iyo ciidankiisii bishii Shacbaan sannadkii 38aad ee Hijriyada, ma uusan billaabin dagaal ilaa ay ka billaabeen, wuu la dagaallamay…
