Taariikhda Khadija bint Khuwaylid
Ibnu Hishaam wuxuu sheegay in Nabiga ﷺ meher ahaan u siiyay Khadiija labaatan halaad oo geel ah, Khadiija waxay noqotay xaaskiisii ugu horreysay, mana uusan…
Hoyga taariikhaha
Ibnu Hishaam wuxuu sheegay in Nabiga ﷺ meher ahaan u siiyay Khadiija labaatan halaad oo geel ah, Khadiija waxay noqotay xaaskiisii ugu horreysay, mana uusan…
Nabiga ayaa guursaday Caa’isha, wuxuuna la aqal galay bishii Shawwaal ee sannadkii labaad Hijriyada, xilligaas oo uu ka soo laabtay dagaalkii Badar, xilligaasna waxay ahayd…
General Axmed Suleymaan Cabdalla “Dafle” wuxuu ka mid ahaa saraakiishii ugu caansanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed. Akhriso taariikh nololeedkiisa oo dhammaystiran, laga bilaabo dhalashadiisii, waxbarashadiisii,…
Saciid Cabdullaahi Maxamed oo loo yaqaan Saciid Deni waa hogaamiyaha Maamulka Puntland ee Soomaaliya, wuxuu xilka qabtey January 2019 wuxuu hayey muddo shan sano ah,…
Markii uu soo baxay Saxiixul Bukhaari, culimadu waxay u tartameen xifdintiisa, sharxiddiisa iyo u adeegiddiisa, waxaa laga qoray cilmi baarisyo tiro badan, sharaxaadihii ugu waaweynaa…
Shaafici wuxuu dhacdadan ku xusay qaybta koowaad ee buuggiisa “Al-Umm”, wuxuu sheegay in isaga iyo maxaabiistii kale la hor geeyay Khaliifkii Haaruun Al-Rashiid, kaas oo…
Mar seddaxaad wuxuu u tartamey doorashadii 2022, balse mar kale kuma uusan guuleysan, doorashadaas wuxuu ku harey wareegii koowaad isagoo helay 39 cod.
Doorashadii muddo xileedkiisa labaad oo dhacday April 2022, Cabdi Xaashii ayaa helay 28 cod, halka ninka ay aadka isugu dhawaayeen ee Saalax Axmad Jaamac uu…
Dagaalkii 1964-kii ay Xabashida kusoo qaadey qeybo ka mid ah dalka, General Salaad waxa uu ka mid ahaa saraakiishii Militariga Soomaaliya ee Ethiopia sida adag…
Hadaba waxaan xasuusanaa guushii uu Dhaga-badan kasoo hoyey isagoo muddo bil gudaheeda uga sifeeyay xooggagii Al-shabaab ee dhufeysyada ka qotay isgoyska dabka, intaa ugama harine…
Dhacdadaan ayaa wax ka bedeshay Elizabeth nolosheeda, taas oo ka dhigtay in ay dhaxal u yeelato taajkii Ingiriiska, aabaheed waxaa loo caleemo saaray King George…
Caruurnimadiisii wuxuu ku tilmaamay mid adag oo ay ugu wacan tahay xaaladdi dhaqaale ee aabihiis, Waxa uu yidhi, “Waxa jirey ugu yaraan 30 wacitaan…
