Taariikhda Caa’isha Bint Abii Bakar
Nabiga ayaa guursaday Caa’isha, wuxuuna la aqal galay bishii Shawwaal ee sannadkii labaad Hijriyada, xilligaas oo uu ka soo laabtay dagaalkii Badar, xilligaasna waxay ahayd…
Hoyga taariikhaha
Nabiga ayaa guursaday Caa’isha, wuxuuna la aqal galay bishii Shawwaal ee sannadkii labaad Hijriyada, xilligaas oo uu ka soo laabtay dagaalkii Badar, xilligaasna waxay ahayd…
Shaafici wuxuu dhacdadan ku xusay qaybta koowaad ee buuggiisa “Al-Umm”, wuxuu sheegay in isaga iyo maxaabiistii kale la hor geeyay Khaliifkii Haaruun Al-Rashiid, kaas oo…
Subaxdii tobnaad bishii Muxarram ee sannadkii 61-aad ee Hijriyada oo ku beegan October 10, 680, magaalada Karbala ee dalka Iraq ayaa waxaa foodda is daray…
Markii uu dhimanayey Sulayman wuxuu Cumar u dardaarmey inuu khaliifka noqdo ka dib markii uu ku arkey karti, cibaado, wanaag, iyo inuu u janjeero xaqa…
Cali wuxuu u jihaystay xaggooda isaga iyo ciidankiisii bishii Shacbaan sannadkii 38aad ee Hijriyada, ma uusan billaabin dagaal ilaa ay ka billaabeen, wuu la dagaallamay…
Xaaskiisii Naa’ilah, waxay isku dayday inay gacanteeda ku difaacdo, balse waxay ku dhufteen seef oo faraha ayey ka jareen, way ka awood roonaadeen – Ilaahay…
Wuxuu ka qayb galay duullaankii iyo dagaalladii, wuxuuna goob joog ka ahaa dagaalkii Badar, Nabigu (scw) wuxuu Abuu Bakar iyo Cumar kala tashaday waxa laga…
Mushrikiinta ayaa soo gaaray godkii, waxaana qaarkood ay fuuleen afka sare ee godka si ay u raadiyaan, Abuu Bakar Al-Siddiiq wuxuu eegay lugaha mushrikiinta oo…
Dhowr sano oo dagaalada hakad ay ku jireen ka dib ayey mucaaradka weerar lama filaan ah ku qaadeen dowladda Asad 26-kii bishii November 2024, iyagoo…
Yaxya 2017 ilaa August 6, 2024 wuxuu ahaa madaxa ururka Xamaas ee Gaza wuxuu ka mid ahaa kuwa Israel ay ugu doondoonis badneyd, 7 October…
Boqor Salmaan Bin Cabdicasiis waxaa 3-dii Rabiic Al Thani 1436H (January 23, 2015) loo dhaariyay masuulka labada masjid ee barakeysan kadib markii uu geeriyooday mas’uulkii…
Sheekh Al-Sudeys oo magaciisa buuxa yahay Sheekh Cabdulraxmaan ibnu Cabdulcasiis waxa uu ku dhashay magaalada Al Bukayriyah gobolka Qassim ee dalka Sucuudiga sanadkii 1381-kii hijriyada…
