Kuwa isaga khilaafay waxay ahaayeen laba nooc:- Koox waxay ka koobnayd jaahiliin aan diinta Islaamka iyo tawxiidka waxba ka aqoon oo raaca been abuurka, Shirkiga, Bidcada…
Vladimir Vladimirovich Putin wuxuu ku dhashay Leningrad, Russia, U.S.S.R. [hadda loo yaqaan St. Petersburg, Russia]), Oktoobar 7, 1952, sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Ruushka iyo siyaasi…
Pervez Musharraf wuxuu ku dhashay New Delhi, India bishii Agoosto 11, 1943, hooyadii waxaa la oran jirey Zarin Musharraf, sarkaal ka tirsanaa militariga Pakistan oo…
Ka dib markii uu qarxay dagaalkii sokeeye 26kii bishii Jannaayo sanadkii 1991kii lana riday dowladdii ugu waqtiga dheereyd ee soo marta dalka Soomaaliya wuxuu aadey…
Ka hor inta aan loo magacaabin taliyaha ciidanka xoogga wuxuu hormuud ka ahaa guluf dagaal oo ciidamadu ay ku qabsadeen deegaanada Sabiib,bariire, Owdhiigle iyo Caanoole.
Markii la ansixiyay wax ka bedelka dastuurka ee aftidii April 16 2017, Madaxweyne Recep Tayyip ErdoÄŸan waxaa loo doortay Shirweynihii 3aad ee aan caadiga ahayn…