Waxaana intaa u dheer oo uu Cumar Mukhtaar ka qayb galay dagaalki guumeystaha Faransiiska uu ku qabsanayey dalka Chad ee dhacay 1900, sanadkii 1908 wuxuu…
Col Xasan Maxamed Nuur oo loo yaqaano Shaati Gaduud wuxuu ku dhashay magaalada Baydhabo sanadkii 1946, waxay saaxiibadiis iyo dadkii la soo shaqeeyey si kalgacal…
January 18, 1991 Sadaam Xuseen ayaa amrey in Isra’iil lagu garaacdo gantaalo, waxayna ku rideen 39 gantaal dhanka israa’iil gaar ahaan caasimadda israa’iil ee Tel…
Si kastaba ha ahaatee, 21 sano oo xukun milatari ah ka dib ayaa xoogii kacaanka umadda soomaaliyeed lagu khasbey ineey ka baxaan magaalo madaxda wadanka…
Wixii Itoobiyaan ee magaalada deggenaa oo ay hor-socdaan ciidankoodii si amakaag leh ayay magaalada uga carareen, General Galaal wuxuu la daahay inuu ciidanka geliyo magaalada,…