Ibrahim Traoré wuxuu afgambiyay saaxiibkiisii hore, Lt Col Paul-Henri Damiba 30kii Sebtembar, 2022 ka dib markii uu ku eedeeyay inuu ku guuldareystay inuu fuliyo ballanqaadkiisii…
Sheekh Aadan Maxamed wuxuu ahaa xoghayaha guud ee xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed ka hor inta uusan iska casilin…
Prof. Dalxa wuxuu ahaa ciyaartoy hore oo u ciyaari jirey Wanlaweyn sidoo kale wuxuu u soo saftey kooxda dekedaha, wuxuu qeyb ka ahaa kooxihii gobolada,…
Subaxdii tobnaad bishii Muxarram ee sannadkii 61-aad ee Hijriyada oo ku beegan October 10, 680, magaalada Karbala ee dalka Iraq ayaa waxaa foodda is daray…