Cali wuxuu u jihaystay xaggooda isaga iyo ciidankiisii bishii Shacbaan sannadkii 38aad ee Hijriyada, ma uusan billaabin dagaal ilaa ay ka billaabeen, wuu la dagaallamay…
Xaaskiisii Naa’ilah, waxay isku dayday inay gacanteeda ku difaacdo, balse waxay ku dhufteen seef oo faraha ayey ka jareen, way ka awood roonaadeen – Ilaahay…
Muddo xileedkii hore ee Xasan Sheekh sanadkii 2013 Mahad Salaad waxa uu ka mid noqday golihii wasiirada waxaana loo magacaabay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda,…
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Magaciisa oo buuxa Waa Cabdullaahi bin Cuthmaan bin Caamir bin Camr bin Kacab bin Sacad bin Taym bin Murrah bin Kacab…
Vijaya Gurunatha Sethupathi Kalimuth oo loo yaqaan Vijay Sethupathi wuxuu January 16, 1978 ku dhashay magaalada Rajapalayam ee ka tirsan maamulkaTamil Nadu, India, halkaas ayuu…
Nagaraju Shiva Puttaswamy oo loo yaqaan Dr. Shiva Rajkumar wuxuu dhashay July 12, 1962, waa jilaa Hindi ah iyo soo saare ka shaqeeya masraxyada madadaalada…