Posted inCXDS Soomaalida Taariikh
Taariikhda General Maxamed Caynaanshe Guuleed
Sanadkii 1971 ayaa la qabtay Maxamed Caynaanshe guuleed waxaana lagu eedeeyey inuu wax ka ogaa afgambi uu qorsheynayey Salaad Gabeyre, Xilkii ayaana laga qaaday, Garaadooyinkii Ciidankana waa laga xayuubiyay