Posted inMadaxweyne Soomaalida Taariikh
Taariikh nololeedka Ismaaciil Cumar Geelle
Geelle waxa uu ku biirey ururkii LPAI oo ahaa urur u dhaqdhaqaaqi jiray madaxbanaanida jabuuti kaas oo uu madax ka ahaa adeerkiis, Hassan Gouled Aptidon, Geelle waxa uu u shaqaynayay ururka LPAI,waxana uu maamuli jiray wargeys u gaar ahaa oo u ololeeya madax-banaanida.











