Taariikh nololeedkii Maxamuud Xarbi

Taariikh nololeedkii Maxamuud Xarbi

Markabkii markii uu yimid meel u dhow Saylac oo hubkii la rabey in jabhadda loo qeybiyo ayaa waxaa banaanka yimid xogtii markabka maadaama la rabey in si qarsoodi ah loo dajiyo hubka halkaana ay ka galaan Xeebta Soomaaliya (Djibouti), markabkii ayaa markaa dib ugu laabtey badweynta hubkiinaa iska soo reebey ka dibna xeebtii isaga soo laabtey isagoo aan waxba sidin.
Taariikhda Imaam Axmed Gurey

Taariikhda Imaam Axmed Gurey

Ciidankii  burtaqiiska ayaa kasoo degey dalka Eritrea si ay halkaa kaga duulaan Sacuudiga oo xilligaa hoostagayey boqortooyadii Mamaaliikta ee Fdhigeedu ahaa Masr, burtaqiiskii waxaa dagaal la galey Imaam Axmed Gurey iyo ciidan uu soo direy boqorkii dowladdii Cusmaaniyiinta halkaa ayaana lagu soo afjarey hammigii burtaqiista.
Taariikhda Sheekh Xasan Barsane

Taariikhda Sheekh Xasan Barsane

Ka dib Cadowga waxaa u suuro gashey in ay qabtaan sheekha sanadkii 1924, waxaana laga dalbadey in uu ciidankiisa ku amro in ay hubka dhigaan, laakiin wuu diidey, ka dib waxaa loo wareejiyey Magaalada Mogadishu waxaana lagu xirey Xabsiga weyn ee loo yaqaan (Gaal shire).
Taariikhda SYL

Taariikhda SYL

SYL ayaa boqolkii qofba u sameysay hogaamiye iyo labo calan wade, dibad baxaas waxaa ku shahiidey 14 qof oo soomaali ah oo ay ugu caansantahay halgamaa Xaawo Taako, halka talyaanigana kaga dhinteen dad lagu qiyaasay 52 talyaani ah.