Taariikh nololeedkii Sheekh Maxamed bin CabdiWahaab
Kuwa isaga khilaafay waxay ahaayeen laba nooc:-
Koox waxay ka koobnayd jaahiliin aan diinta Islaamka iyo tawxiidka waxba ka aqoon oo raaca been abuurka, Shirkiga, Bidcada…
Hoyga taariikhaha
Kuwa isaga khilaafay waxay ahaayeen laba nooc:-
Koox waxay ka koobnayd jaahiliin aan diinta Islaamka iyo tawxiidka waxba ka aqoon oo raaca been abuurka, Shirkiga, Bidcada…
Vladimir Vladimirovich Putin wuxuu ku dhashay Leningrad, Russia, U.S.S.R. [hadda loo yaqaan St. Petersburg, Russia]), Oktoobar 7, 1952, sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Ruushka iyo siyaasi…
Pervez Musharraf wuxuu ku dhashay New Delhi, India bishii Agoosto 11, 1943, hooyadii waxaa la oran jirey Zarin Musharraf, sarkaal ka tirsanaa militariga Pakistan oo…
Salman Khan waxa uu ku soo barbaaray magaalada Indore ee gobolka Madhya Pradesh, waxaana uu ka dhashay qoys aad u dhisan 27 December 1965, Aabihii,…
Khan ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay inuu yahay “Hyderabadi (hooyo), Pathan (aabbe), iyo qaar Kashmiri ah (ayeeyo)”, Sida laga soo xigtay Khan awoowgiis, Mir Jan…
Sannadkii 2009, Tim Cook waxa uu qayb beerkiisa ka mid ah siiyay jobs maadaama ay labaduba wadaagaan nooc dhiig oo naadir ah, Bishii Abriil 2009,…
Mohammed waxa loo magacaabay dhaxal sugaha bishii Juun 2017 wakhtina iskama lumin sii wadida himilooyinkiisa qaaliga ah, Maalmo yar ka dib waxa uu hormuud ka…
Ka dib markii uu qarxay dagaalkii sokeeye 26kii bishii Jannaayo sanadkii 1991kii lana riday dowladdii ugu waqtiga dheereyd ee soo marta dalka Soomaaliya wuxuu aadey…
Albania waa waddan ku yaal koonfurta qaaradda Yurub gaar ahaan qaybta galbeed ee Jasiiradda Balkanska, Caasimadda wadanka waxaa loo yaqaanaa Tirana.
Twitter ayaa dacweeyay Musk si uu ugu qasbo inuu iibsado shirkadda, bishii Sebtembar 2022, saamilayda Twitter ayaa u codeeyay inay aqbalaan soo jeedinta Musk, Isagoo…
Ka hor inta aan loo magacaabin taliyaha ciidanka xoogga wuxuu hormuud ka ahaa guluf dagaal oo ciidamadu ay ku qabsadeen deegaanada Sabiib,bariire, Owdhiigle iyo Caanoole.
Markii la ansixiyay wax ka bedelka dastuurka ee aftidii April 16 2017, Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan waxaa loo doortay Shirweynihii 3aad ee aan caadiga ahayn…
