Taariikhda Imaam Al-Bukhaari
Markii uu soo baxay Saxiixul Bukhaari, culimadu waxay u tartameen xifdintiisa, sharxiddiisa iyo u adeegiddiisa, waxaa laga qoray cilmi baarisyo tiro badan, sharaxaadihii ugu waaweynaa…
Hoyga taariikhaha
Markii uu soo baxay Saxiixul Bukhaari, culimadu waxay u tartameen xifdintiisa, sharxiddiisa iyo u adeegiddiisa, waxaa laga qoray cilmi baarisyo tiro badan, sharaxaadihii ugu waaweynaa…
Shaafici wuxuu dhacdadan ku xusay qaybta koowaad ee buuggiisa “Al-Umm”, wuxuu sheegay in isaga iyo maxaabiistii kale la hor geeyay Khaliifkii Haaruun Al-Rashiid, kaas oo…
Subaxdii tobnaad bishii Muxarram ee sannadkii 61-aad ee Hijriyada oo ku beegan October 10, 680, magaalada Karbala ee dalka Iraq ayaa waxaa foodda is daray…
Markii uu dhimanayey Sulayman wuxuu Cumar u dardaarmey inuu khaliifka noqdo ka dib markii uu ku arkey karti, cibaado, wanaag, iyo inuu u janjeero xaqa…
Cali wuxuu u jihaystay xaggooda isaga iyo ciidankiisii bishii Shacbaan sannadkii 38aad ee Hijriyada, ma uusan billaabin dagaal ilaa ay ka billaabeen, wuu la dagaallamay…
Xaaskiisii Naa’ilah, waxay isku dayday inay gacanteeda ku difaacdo, balse waxay ku dhufteen seef oo faraha ayey ka jareen, way ka awood roonaadeen – Ilaahay…
Wuxuu ka qayb galay duullaankii iyo dagaalladii, wuxuuna goob joog ka ahaa dagaalkii Badar, Nabigu (scw) wuxuu Abuu Bakar iyo Cumar kala tashaday waxa laga…
بِسْمِ اللهِ الرَّحْمَٰنِ الرَّحِيمِ Magaciisa oo buuxa Waa Cabdullaahi bin Cuthmaan bin Caamir bin Camr bin Kacab bin Sacad bin Taym bin Murrah bin Kacab…
Dagaalkii Badar waxaa lagu dilay 70 nin oo ka mid ahaa gaaladii Qureysh waxaana ugu muhiimsanaa Abuu Jahal iyo Umayyah bin Khalaf, waxaana la qabtay…
Kuwa isaga khilaafay waxay ahaayeen laba nooc:-
Koox waxay ka koobnayd jaahiliin aan diinta Islaamka iyo tawxiidka waxba ka aqoon oo raaca been abuurka, Shirkiga, Bidcada…
