Posted inCaalamka kale Carab Diini
Taariikhda Cumar binu Cabdicasiis
Markii uu dhimanayey Sulayman wuxuu Cumar u dardaarmey inuu khaliifka noqdo ka dib markii uu ku arkey karti, cibaado, wanaag, iyo inuu u janjeero xaqa iyo cadaaladda, bishii Safar 99 Hijriyada (717 Miilaadiyada) ayuu la wareegay khilaafada