Taariikhda Imaam Al-Bukhaari
Markii uu soo baxay Saxiixul Bukhaari, culimadu waxay u tartameen xifdintiisa, sharxiddiisa iyo u adeegiddiisa, waxaa laga qoray cilmi baarisyo tiro badan, sharaxaadihii ugu waaweynaa…
Hoyga taariikhaha
Markii uu soo baxay Saxiixul Bukhaari, culimadu waxay u tartameen xifdintiisa, sharxiddiisa iyo u adeegiddiisa, waxaa laga qoray cilmi baarisyo tiro badan, sharaxaadihii ugu waaweynaa…
Shaafici wuxuu dhacdadan ku xusay qaybta koowaad ee buuggiisa “Al-Umm”, wuxuu sheegay in isaga iyo maxaabiistii kale la hor geeyay Khaliifkii Haaruun Al-Rashiid, kaas oo…
Markii uu dhimanayey Sulayman wuxuu Cumar u dardaarmey inuu khaliifka noqdo ka dib markii uu ku arkey karti, cibaado, wanaag, iyo inuu u janjeero xaqa…
Sannadkii 2006-dii waxa uu xariga ka jaray TV-ga Peace TV oo ah mid caalami ah oo Islaami ah kaas oo laga soo daayo muxaadarooyin, doodo…
Sheekh Al-Sudeys oo magaciisa buuxa yahay Sheekh Cabdulraxmaan ibnu Cabdulcasiis waxa uu ku dhashay magaalada Al Bukayriyah gobolka Qassim ee dalka Sucuudiga sanadkii 1381-kii hijriyada…
Kuwa isaga khilaafay waxay ahaayeen laba nooc:-
Koox waxay ka koobnayd jaahiliin aan diinta Islaamka iyo tawxiidka waxba ka aqoon oo raaca been abuurka, Shirkiga, Bidcada…
