Idi Amin Dada
Kadib codsiyo uu soo jeediyay Boqorkii Morocco Hassan II, hogaanka Sacuudi Carabiya ayaa ugu dambeyntii u ogolaaday inuu soo laabto taa beddelkeeda, Amiin waxa ay…
Hoyga taariikhaha
Kadib codsiyo uu soo jeediyay Boqorkii Morocco Hassan II, hogaanka Sacuudi Carabiya ayaa ugu dambeyntii u ogolaaday inuu soo laabto taa beddelkeeda, Amiin waxa ay…
Imran Ahmad Khan Niazi oo loo yaqaan Imran Khan wuxuu dhashay Oktoobar 5, 1952, magaalada Lahore, Pakistan, waa ciyaartoy hore oo Cricket-ka Pakistan, siyaasi, samafale,…
Paul Kagame waa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Rwanda, waxa uu soo noqday Guddoomiyaha Midowga Afrika 2018 ilaa 2019, waxaana uu Guddoomiye ka ahaa Bulshada Bariga Afrika 2018-2021,…
Cabdiqaasim Salaad Xassan wuxuu ku dhashay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galduduud sanadkii 1941dii, wuxuu ahaa madaxweynihii 5-Aaad ee soomaaliya wuxuu xilka hayey 2000 ilaa 2004,…
General. Daa’uud Cabdulle Xirsi wuxuu ahaa Janaraalkii ugu horeeye ee yeelato Soomaaliya isla markaasna ahaa taliyihii ugu horeeyey ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Daa’uud…
Mohandas Karamchand Gandhi oo loo yaqaan Mahatma Gandhi wuxuu dhashay Oktoobar 2, 1869, wuxuu ku dhashay gobolka Gujarat magaalada Porbandar, India, wuxuu ahaa qareen Hindi,…
Kuwa isaga khilaafay waxay ahaayeen laba nooc:-
Koox waxay ka koobnayd jaahiliin aan diinta Islaamka iyo tawxiidka waxba ka aqoon oo raaca been abuurka, Shirkiga, Bidcada…
Vladimir Vladimirovich Putin wuxuu ku dhashay Leningrad, Russia, U.S.S.R. [hadda loo yaqaan St. Petersburg, Russia]), Oktoobar 7, 1952, sarkaal ka tirsanaa sirdoonka Ruushka iyo siyaasi…
Pervez Musharraf wuxuu ku dhashay New Delhi, India bishii Agoosto 11, 1943, hooyadii waxaa la oran jirey Zarin Musharraf, sarkaal ka tirsanaa militariga Pakistan oo…
Salman Khan waxa uu ku soo barbaaray magaalada Indore ee gobolka Madhya Pradesh, waxaana uu ka dhashay qoys aad u dhisan 27 December 1965, Aabihii,…
Khan ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay inuu yahay “Hyderabadi (hooyo), Pathan (aabbe), iyo qaar Kashmiri ah (ayeeyo)”, Sida laga soo xigtay Khan awoowgiis, Mir Jan…
Sannadkii 2009, Tim Cook waxa uu qayb beerkiisa ka mid ah siiyay jobs maadaama ay labaduba wadaagaan nooc dhiig oo naadir ah, Bishii Abriil 2009,…
