Taariikh nololeedka Mustafe Cagjar – Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida
Talaabadii ugu horeysay ee uu Mustafa uu qaaday waxay ahayd xiritaanka xabsiga dhexe ee caanka ahaa ee jeel Ogaadeen, sidoo kale wuxuu heshiis la galay…
Hoyga taariikhaha
Talaabadii ugu horeysay ee uu Mustafa uu qaaday waxay ahayd xiritaanka xabsiga dhexe ee caanka ahaa ee jeel Ogaadeen, sidoo kale wuxuu heshiis la galay…
Mudane Xamza Cabdi Barre waa Ra’iisul Wasaarihii 21-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaa 14-kii June 2022 magacaabay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaana la ansixiyay 25…
Xamaas waa dhaqdhaqaaq islaami ah waana mid ka mid ah labada xisbi ee ugu waaweyn dhulalka Falastiiniyiinta, waxa ay maamulaan in ka badan laba milyan…
Isais Afwerki oo ahaa halgamaa hore ee xorriyadda Eritrea, waxa uu madax ka ahaa Eritrea tan iyo markii ay xornimada qaadatay 1993, Afwerki waxa uu…
Mohammad Ali oo magaciisii asalka ahaa Cassius Marcellus Clay, Jr. wuxuu dhashay Janaayo 17, 1942, wuxuu ku dhashay magaalada Louisville, gobolka Kentucky dalka mareykanka, wuxuu…
Waxa uu galay diinta islaamka taas oo aakhirkii u horseeday in uu ku biro Nation of Islam oo ahaa dhaqdhaqaaq African American ah, go’aankiisa ku…
Dhowr sano kaddib isaga oo ganacsade ah, ayuu sannadkii 1944-kii wuxuu magaalada Beledweyne kaga biiray ururkii SYC halkaas oo ay isku barteen dad magac weyn…
Markabkaa oo lagu magacaabi jirey RMS Titanic (Royal Mail Steamer), wuxuuahaa markab raaxo ah, ku wuxuu dagay saacadihii hore ee Abriil 15, 1912, meel ka…
Yaasir Carafaat waxa uu ku dhashay magaalada Qaahira bishii August sanadkii 1929-kii, Magaciisa oo buuxa waa Mohamad Abdul Rahman Abdul Ra’uf Carafat Al-Qudwa Al-Husseini dadka…
Sannadkii 1987-kii, Sheekh Yaasiin waxa uu ka qayb-qaatay aas-aaskii Dhaqdhaqaaqa Iskamcaabbinta Islaamiga ah ee Xamaas, wuxuuna sameeyay Kooxo Amni iyo Milatari oo loo yaqaanno “Mujaahidiinta…
Geelle waxa uu ku biirey ururkii LPAI oo ahaa urur u dhaqdhaqaaqi jiray madaxbanaanida jabuuti kaas oo uu madax ka ahaa adeerkiis, Hassan Gouled Aptidon,…
Robert Gabriel Mugabe oo loo yaqaan Robert Mugabe wuxuu ku dhashay tuulada Kutama, Koonfurta Rhodesia – hadda loo yaqaan Zimbabwe, Kutama hadda waa magaalo ku…
