Taariikh nololeedka Sheekh Umal oo kooban
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo loo yaqaan Sheekh Umal wuxuu dhashay qiyaastii 1968, caruurnimadiisa wuxuu kusoo qaatay magaalada Wardheer oo ka tirsan Soomaali Galbeed, Sheekh…
Hoyga taariikhaha
Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo loo yaqaan Sheekh Umal wuxuu dhashay qiyaastii 1968, caruurnimadiisa wuxuu kusoo qaatay magaalada Wardheer oo ka tirsan Soomaali Galbeed, Sheekh…
Sheekh Al-Sudeys oo magaciisa buuxa yahay Sheekh Cabdulraxmaan ibnu Cabdulcasiis waxa uu ku dhashay magaalada Al Bukayriyah gobolka Qassim ee dalka Sucuudiga sanadkii 1381-kii hijriyada…
Dagaalkii Badar waxaa lagu dilay 70 nin oo ka mid ahaa gaaladii Qureysh waxaana ugu muhiimsanaa Abuu Jahal iyo Umayyah bin Khalaf, waxaana la qabtay…
Avul Pakir Jainulabdeen Abdul Kalam oo loo yaqaan APJ Abdul Kalam wuxuu dhashay 15 Oktoobar 1931, wuxuu ahaa saynisyahan aerospace-ka Hindiya ah iyo nin dawladeed…
Brahmanandam waa jilaa aflaanta Hindida iyo shactiroole, caan ku ah shaqadiisa inta badan shaleemooyinka Telugu, waxaa lagu tiriyaa inuu yahay majaajiliistaha ugu weyn ee abid…
Bill Gates waa tignoolajiste, hogaamiye ganacsi, iyo samafale, waxa uu ku koray Seattle, Washington, isaga oo leh qoys la yaab leh oo taageera kuna dhiirigeliyay…
General Daahir Aadan Cilmi cilmi Waxa uu ku Dhashay meel u dhow magaalada garacad oo loo yaqaan ceel dhanaane oo ka tirsan gobolka Mudug sanadkii…
Amitabh Harivansh Rai Bachchan waxa uu dhashay 11-kii October sanadkii 1942-kii, waana mid ka mid ah jilayaashii ugu caansanaa filimada soo mara taariikhda shaleemada Hindiya,…
Maxamed Cabdulle Xalane waa halyey ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka kuna shahiiday dagaalkii itoobiya ay kusoo qaaday dalka sanadkii 1964, qoraaladu waxa ay isku khilaafeen…
Bhupatiraju Ravi Shankar Raju oo loo yaqaano Ravi Teja waa atoore caan ah oo Telugu ah, Teja waa mid kamid ah atoorayaasha lacagaha ugu badan…
May 6, 2017, Xamaas ayaa alle ha u naxariistee Ismail Abdulsalam Ahmed Haniya u doortay madaxa xafiiska siyaasadda ee kooxda isagoo bedelay Khaled Meshaal, waa…
Xasan Cali Khayre waa Ra’iisul Wasaarihii 19 ee soomaaliya, Xasan Cali Khayre waxaa xilka loo magacaabay 23 February, 2017-kii, waxayna Baarlamaanka ansixiyeen 1 March ee…
