Posted inCaalamka kale Carab Shakhsiyaad
Taariikhda Sheekh Cabdiraxmaan Sudeysi
Sheekh Al-Sudeys oo magaciisa buuxa yahay Sheekh Cabdulraxmaan ibnu Cabdulcasiis waxa uu ku dhashay magaalada Al Bukayriyah gobolka Qassim ee dalka Sucuudiga sanadkii 1381-kii hijriyada oo ku beegnayd February 10, 1960, Wuxuu qabiil ahaan ka soo jeedaa qabiilka Anazzah.