Taariikhda Cusmaan binu Cafaan

Taariikhda Cusmaan binu Cafaan

Xaaskiisii ​​Naa’ilah, waxay isku dayday inay gacanteeda ku difaacdo, balse waxay ku dhufteen seef oo faraha ayey ka jareen, way ka awood roonaadeen – Ilaahay haka raalli noqdee – oo dhiiggiisii ​​wuxuu ku daatey kitaabkii Qur’aanka, wuxuu shahiiday subaxii Ciidul Adxaa sanadkii 35-aad ee Hijriyada, axaana lagu aasay qabuuraha al-Baqiic.
Taariikhda Cumar Binu Khadhaab

Taariikhda Cumar Binu Khadhaab

Wuxuu ka qayb galay duullaankii iyo dagaalladii, wuxuuna goob joog ka ahaa dagaalkii Badar, Nabigu (scw) wuxuu Abuu Bakar iyo Cumar kala tashaday waxa laga yeelayo mushrikiinta, Ra’yiga Abuu Bakar wuxuu ahaa in madax furasho laga qaato, Ra’yiga Cumarna wuxuu ahaa in la dilo, Nabiga (NNKH) wuxuu jeclaaday ra’yigii Abuu Bakar, maalintii dambena waxaa soo degtay aayad Qur’aan ah oo taageeraysa mowqifka Cumar bin Al-Khadhaab.
Taariikhda Dr. Xasan  Muungaab

Taariikhda Dr. Xasan Muungaab

Bishii august 2010 ilaa 2012 wuxuu ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, intii uu xilkaa hayey waxaa yaraaday dhac, dil iyo boob ay qaar ka mid ah ciidanka ay u geysan jireen dadka rayidka ah, intii uu Guddoomiyaha Maxkamadda waxyaabaha lagu xasuusto waxaa ka mid ah inuu yiri ninkii qaata caag saliid ah ama baakad oomo ah isaga ayaa loo barkinaa isagoo meyd ah.
Maxaa dhacay April 2025

Maxaa dhacay April 2025

Khamiis, April 27, 2025- Shawaal 29, 1446 - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa isku shaandheyn ku sameeyay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, wasiirada la isku bedelay waxay kala yihiin:-