Taariikhda Shariif Sheekh Axmed
Mar seddaxaad wuxuu u tartamey doorashadii 2022, balse mar kale kuma uusan guuleysan, doorashadaas wuxuu ku harey wareegii koowaad isagoo helay 39 cod.
Hoyga taariikhaha
Mar seddaxaad wuxuu u tartamey doorashadii 2022, balse mar kale kuma uusan guuleysan, doorashadaas wuxuu ku harey wareegii koowaad isagoo helay 39 cod.
Talaabadii ugu horeysay ee uu Mustafa uu qaaday waxay ahayd xiritaanka xabsiga dhexe ee caanka ahaa ee jeel Ogaadeen, sidoo kale wuxuu heshiis la galay…
Geelle waxa uu ku biirey ururkii LPAI oo ahaa urur u dhaqdhaqaaqi jiray madaxbanaanida jabuuti kaas oo uu madax ka ahaa adeerkiis, Hassan Gouled Aptidon,…
Cabdiqaasim Salaad Xassan wuxuu ku dhashay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galduduud sanadkii 1941dii, wuxuu ahaa madaxweynihii 5-Aaad ee soomaaliya wuxuu xilka hayey 2000 ilaa 2004,…
Waa madaxweynaha kaliya ee labo mar noqday madaxweynaha Soomaaliya, Xasan sheikh muddo xileedkiisa labaad 2022 wuxuu ra’iisul wasaare uu u magacaabay Xamze Cabdi Barre 15…
Bishii 14 October 2010 waxaa loo magacaabey ra’iisul wasaaraha soomaaliya, isla bishii october 31keeda 2010 baarlamaanka soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey ra’iisul wasaare…
Ku dhawaad 3 sano ka dib xilli uu booqasho uu ku marayey gobolada Waqooyi Galbeed oo xilligaa abaaro ka jirey ayaa waxaa toogtey askari ka…
Ganaraal Caydiid ayaa qaadacay madaxweynenimada Cali Mahdi, waxaana ka dhex qarxay dagaal dhiig badan uu ku daatey, waxaana dalka ka qarxay dagaalo sokeeye oo dad…
Aadan Aadde wuxuu ahaa madaxweyne daacad ahaa isagoo aan haba yaraatee wax musuqmaasuq ama wax la xiriira lagu tuhmin isagoo ahaa nin dadka oo dhan…
