Skip to content
-
Subscribe to our newsletter & never miss our best posts. Subscribe Now!
Taariikh24

Hoyga taariikhaha

Subscribe
  • Home
  • Soomaalida
  • Caalamka kale
  • Dhacdooyin
  • About Us
    • Privacy Policy
    • Terms and Conditions
    • disclaimer
  • Contact Us
Home » Madaxweyne
Taariikh nololeedka Mustafe Cagjar – Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida
Posted inMadaxweyne Soomaalida Taariikh

Taariikh nololeedka Mustafe Cagjar – Madaxweynaha dowlad deegaanka soomaalida

Posted by Taariikh24 December 1, 2023
Talaabadii ugu horeysay ee uu Mustafa uu qaaday waxay ahayd xiritaanka xabsiga dhexe ee caanka ahaa ee jeel Ogaadeen, sidoo kale wuxuu heshiis la galay jabhadda ONLF oo dagaal adag kula jirtay dowladda itoobiya.
Read More
Taariikh nololeedka Ismaaciil Cumar Geelle
Posted inMadaxweyne Soomaalida Taariikh

Taariikh nololeedka Ismaaciil Cumar Geelle

Posted by Taariikh24 June 13, 2023
Geelle waxa uu ku biirey ururkii LPAI oo ahaa urur u dhaqdhaqaaqi jiray madaxbanaanida jabuuti kaas oo uu madax ka ahaa adeerkiis, Hassan Gouled Aptidon, Geelle waxa uu u shaqaynayay ururka LPAI,waxana uu maamuli jiray wargeys u gaar ahaa oo u ololeeya madax-banaanida.
Read More
Taariikh nololeedka madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan
Posted inMadaxweyne Ra'iisul wasaare Soomaalida

Taariikh nololeedka madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xasan

Posted by Taariikh24 May 8, 2023
Cabdiqaasim Salaad Xassan wuxuu ku dhashay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galduduud sanadkii 1941dii, wuxuu ahaa…
Read More
Taariikhda Xasan sheekh Maxamuud
Posted inMadaxweyne Soomaalida Taariikh

Taariikhda Xasan sheekh Maxamuud

Posted by Taariikh24 August 5, 2022
Xasan Sheekh Maxamuud waa madaxweynihii tobnaad ee soomaaliya, waa madaxweynaha kaliya ee labo mar soomaaliya…
Read More
Taariikhda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo
Posted inMadaxweyne Ra'iisul wasaare Soomaalida

Taariikhda Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

Posted by Taariikh24 July 5, 2021
Bishii 14 October 2010 waxaa loo magacaabey ra’iisul wasaaraha soomaaliya, isla bishii october 31keeda 2010 baarlamaanka soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyey ra’iisul wasaare Farmaajo.
Read More
Taariikhda Cabdirashiid Cali Sharmaarke
Posted inHalgamaa Madaxweyne Ra'iisul wasaare

Taariikhda Cabdirashiid Cali Sharmaarke

Posted by Taariikh24 June 1, 2021
Ku dhawaad 3 sano ka dib xilli uu booqasho uu ku marayey gobolada Waqooyi Galbeed oo xilligaa abaaro ka jirey ayaa waxaa toogtey askari ka tirsanaa ilaaladiisa, Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la diley October 15, 1969.
Read More
Taariikhda Cali Mahdi Maxamed
Posted inMadaxweyne Soomaalida Taariikh

Taariikhda Cali Mahdi Maxamed

Posted by Taariikh24 March 11, 2021
Cali Mahdi Maxamed Wuxuu Ahaa Madaxweynihii Afaad Ee Soomaaliya Wuxuu Madaxweyne Ahaa 1991 Ilaa 2000,…
Read More
Taariikhda Aadan Cadde
Posted inHalgamaa Madaxweyne Soomaalida

Taariikhda Aadan Cadde

Posted by Taariikh24 March 6, 2021
 Aadan Aadde wuxuu ahaa madaxweyne daacad ahaa isagoo aan haba yaraatee wax musuqmaasuq ama wax la xiriira lagu tuhmin isagoo ahaa nin dadka oo dhan ay aaminsanyihiin.
Read More
Facebook
Taariikh24
Advertisements

Popular

Random Posts
  • Taariikhda Sheekh Xasan BarsaneTaariikhda Sheekh Xasan BarsaneSeptember 9, 2021
  • Idi Amin DadaIdi Amin DadaMay 27, 2023
  • Taariikhda Aadan MadoobeTaariikhda Aadan MadoobeAugust 15, 2025
  • vladimir putin | Madaxweynaha Ruushkavladimir putin | Madaxweynaha RuushkaMarch 6, 2023
  • Taariikh nololeedka Xasan Cali KhayreTaariikh nololeedka Xasan Cali KhayreDecember 14, 2023
Subscribe to Blog via Email

Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

Copyright 2025 — Taariikh24. All rights reserved.
Scroll to Top
Ads Blocker Image Powered by Code Help Pro

Ads Blocker Detected!!!

We have detected that you are using extensions to block ads. Please support us by disabling these ads blocker.

Refresh