Posted inHalgamaa Madaxweyne Ra'iisul wasaare
Taariikhda Cabdirashiid Cali Sharmaarke
Ku dhawaad 3 sano ka dib xilli uu booqasho uu ku marayey gobolada Waqooyi Galbeed oo xilligaa abaaro ka jirey ayaa waxaa toogtey askari ka tirsanaa ilaaladiisa, Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa la diley October 15, 1969.










