Taariikhda General Maxamed Caynaanshe Guuleed
Sanadkii 1971 ayaa la qabtay Maxamed Caynaanshe guuleed waxaana lagu eedeeyey inuu wax ka ogaa afgambi uu qorsheynayey Salaad Gabeyre, Xilkii ayaana laga qaaday, Garaadooyinkii…
Hoyga taariikhaha
Sanadkii 1971 ayaa la qabtay Maxamed Caynaanshe guuleed waxaana lagu eedeeyey inuu wax ka ogaa afgambi uu qorsheynayey Salaad Gabeyre, Xilkii ayaana laga qaaday, Garaadooyinkii…
Bishii august 2010 ilaa 2012 wuxuu ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida, intii uu xilkaa hayey waxaa yaraaday dhac, dil iyo boob…
Muddo xileedkii hore ee Xasan Sheekh sanadkii 2013 Mahad Salaad waxa uu ka mid noqday golihii wasiirada waxaana loo magacaabay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda,…
Axmed Madoobe ayaa la ogyahay inuu isaga is doorto, seddax doorasho oo ka dhacdey Jubbaland ayaa dhamaantood waxaa ka hor yimid dowladda dhexe oo u…
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cigaal oo ku magac dheer Cabdiraxmaan Cirro waa hogaamiyihii lixaad ee maamulka Somaliland, wuxuu ku dhashay magaalada Hargeisa ee caasimadda maamulka Somaliland…
Muuse Biixi Cabdi Xildiid waa hogaamiyihii ee maamulka Soomaaliland ahna hogaamiyihii shanad ee soo maray maamulka waxaa lagu doortey doorasho qof iyo cod oo dhacdey…
Professor marxuum Maxamed Cusmaan Jawaari wuxuu ku dhashay magaalada afgooyi ee gobolka shabeelada hoose sanadkii 1945, wuxuu ka dhashay qoys ahlu diin ah, aabihii wuxuu…
Allahaa u naxariistee Generaal Maxamed Rooble Jimcaale Goobaale waxaa uu ku dhashay degmada Xarardheere ee gobalka Mudug Sanadkii 1956kii, hooyadii waxaa lagu magacaabi jirey muumino…
General Daahir Aadan Cilmi cilmi Waxa uu ku Dhashay meel u dhow magaalada garacad oo loo yaqaan ceel dhanaane oo ka tirsan gobolka Mudug sanadkii…
Maxamed Cabdulle Xalane waa halyey ka tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka kuna shahiiday dagaalkii itoobiya ay kusoo qaaday dalka sanadkii 1964, qoraaladu waxa ay isku khilaafeen…
Xasan Cali Khayre waa Ra’iisul Wasaarihii 19 ee soomaaliya, Xasan Cali Khayre waxaa xilka loo magacaabay 23 February, 2017-kii, waxayna Baarlamaanka ansixiyeen 1 March ee…
Talaabadii ugu horeysay ee uu Mustafa uu qaaday waxay ahayd xiritaanka xabsiga dhexe ee caanka ahaa ee jeel Ogaadeen, sidoo kale wuxuu heshiis la galay…
