Taariikh nololeedka Aamir Khan
Caruurnimadiisii ​ wuxuu ku tilmaamay mid adag oo ay ugu wacan tahay xaaladdi dhaqaale ee aabihiis, Waxa uu yidhi, “Waxa jirey ugu yaraan 30 wacitaan…
Hoyga taariikhaha
Caruurnimadiisii ​ wuxuu ku tilmaamay mid adag oo ay ugu wacan tahay xaaladdi dhaqaale ee aabihiis, Waxa uu yidhi, “Waxa jirey ugu yaraan 30 wacitaan…
Vijaya Gurunatha Sethupathi Kalimuth oo loo yaqaan Vijay Sethupathi wuxuu January 16, 1978 ku dhashay magaalada Rajapalayam ee ka tirsan maamulkaTamil Nadu, India, halkaas ayuu…
Nagaraju Shiva Puttaswamy oo loo yaqaan Dr. Shiva Rajkumar wuxuu dhashay July 12, 1962, waa jilaa Hindi ah iyo soo saare ka shaqeeya masraxyada madadaalada…
Dr. Zakir Abdul Karim Mohammed Naik waa caalim iyo wadaad caan ku ah faafinta diinta islaamka, waxa uu ku dhashay magaalada Mumbai dalka Hindiya, wuxuu…
Kajol Mukherjee Devgan oo loo yaqaan Kajol, waa atariisho jisha filimada Hindiga ah, Kajol waxay dhalatay Agoosto 5, 1974, waxay ku dhalatay Mumbai, India, waa…
Avul Pakir Jainulabdeen Abdul Kalam oo loo yaqaan APJ Abdul Kalam wuxuu dhashay 15 Oktoobar 1931, wuxuu ahaa saynisyahan aerospace-ka Hindiya ah iyo nin dawladeed…
Brahmanandam waa jilaa aflaanta Hindida iyo shactiroole, caan ku ah shaqadiisa inta badan shaleemooyinka Telugu, waxaa lagu tiriyaa inuu yahay majaajiliistaha ugu weyn ee abid…
Amitabh Harivansh Rai Bachchan waxa uu dhashay 11-kii October sanadkii 1942-kii, waana mid ka mid ah jilayaashii ugu caansanaa filimada soo mara taariikhda shaleemada Hindiya,…
Bhupatiraju Ravi Shankar Raju oo loo yaqaano Ravi Teja waa atoore caan ah oo Telugu ah, Teja waa mid kamid ah atoorayaasha lacagaha ugu badan…
Mohandas Karamchand Gandhi oo loo yaqaan Mahatma Gandhi wuxuu dhashay Oktoobar 2, 1869, wuxuu ku dhashay gobolka Gujarat magaalada Porbandar, India, wuxuu ahaa qareen Hindi,…
Salman Khan waxa uu ku soo barbaaray magaalada Indore ee gobolka Madhya Pradesh, waxaana uu ka dhashay qoys aad u dhisan 27 December 1965, Aabihii,…
Khan ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay inuu yahay “Hyderabadi (hooyo), Pathan (aabbe), iyo qaar Kashmiri ah (ayeeyo)”, Sida laga soo xigtay Khan awoowgiis, Mir Jan…
