Posted inActor Hindi Caalamka kale Shakhsiyaad
Taariikhda Salman Khan
Salman Khan waxa uu ku soo barbaaray magaalada Indore ee gobolka Madhya Pradesh, waxaana uu ka dhashay qoys aad u dhisan 27 December 1965, Aabihii, Salim Khan waa qoraa hooyadiina waa Sushila Charak oo Hindu ah, magaceedana u beddeshay Salma Khan, Khan wuxuu wax ku bartay labada diimood yaraantiisii.









