Taariikh nololeedka Cabdiraxman Maxamed Cabdillahi (Cirro)
Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cigaal oo ku magac dheer Cabdiraxmaan Cirro waa hogaamiyihii lixaad ee maamulka Somaliland, wuxuu ku dhashay magaalada Hargeisa ee caasimadda maamulka Somaliland…

