Taariikh nololeedkii Queen Elizabeth II

Taariikh nololeedkii Queen Elizabeth II

Dhacdadaan ayaa wax ka bedeshay Elizabeth nolosheeda, taas oo ka dhigtay in ay dhaxal u yeelato taajkii Ingiriiska, aabaheed waxaa loo caleemo saaray King George VI 1937, isaga oo qaatay magaca George, hooyadeed waxay noqotay boqorad Elizabeth, dhimashadii King George ee 1952 oo ahaa aabeheed, hooyadeed waxay noqotay Boqoradda hooyadeed, gabadheedana waxay noqotay Queen Elizabeth II.
Taariikh nololeedka Aamir Khan

Taariikh nololeedka Aamir Khan

Caruurnimadiisii ​ wuxuu ku tilmaamay mid adag oo ay ugu wacan tahay xaaladdi dhaqaale ee aabihiis, Waxa uu yidhi, "Waxa jirey ugu yaraan 30 wacitaan maalintii oo ka imanaya deyn bixiyeyaasha iyaga oo doonaya lacagtooda,", wuxuu sheegay in uu had iyo jeer halis ugu jirey in laga saaro dugsiga lacag la'aanta owgii.
Taariikhda Imaam Xuseen bin Cali

Taariikhda Imaam Xuseen bin Cali

Subaxdii tobnaad bishii Muxarram ee sannadkii 61-aad ee Hijriyada oo ku beegan October 10, 680, magaalada Karbala ee dalka Iraq ayaa waxaa foodda is daray labadii kooxood, Xuseen wuxuu watay 32 fardooley ah iyo 40 ciidan oo lug ah, waxayna dagaal la galeen 5,000 oo dagaalyahan ah, oo uu hoggaaminayey ninkii ugu sharta badnaa xilligaa oo ahaa Shimr bin Dil-Jawshan, oo aan wacdi fahmin, aayadna dhegeysan.
Taariikhda Cusmaan binu Cafaan

Taariikhda Cusmaan binu Cafaan

Xaaskiisii ​​Naa’ilah, waxay isku dayday inay gacanteeda ku difaacdo, balse waxay ku dhufteen seef oo faraha ayey ka jareen, way ka awood roonaadeen – Ilaahay haka raalli noqdee – oo dhiiggiisii ​​wuxuu ku daatey kitaabkii Qur’aanka, wuxuu shahiiday subaxii Ciidul Adxaa sanadkii 35-aad ee Hijriyada, axaana lagu aasay qabuuraha al-Baqiic.
Taariikhda Cumar Binu Khadhaab

Taariikhda Cumar Binu Khadhaab

Wuxuu ka qayb galay duullaankii iyo dagaalladii, wuxuuna goob joog ka ahaa dagaalkii Badar, Nabigu (scw) wuxuu Abuu Bakar iyo Cumar kala tashaday waxa laga yeelayo mushrikiinta, Ra’yiga Abuu Bakar wuxuu ahaa in madax furasho laga qaato, Ra’yiga Cumarna wuxuu ahaa in la dilo, Nabiga (NNKH) wuxuu jeclaaday ra’yigii Abuu Bakar, maalintii dambena waxaa soo degtay aayad Qur’aan ah oo taageeraysa mowqifka Cumar bin Al-Khadhaab.