Posted inCaalamka kale Carab Diini
Taariikhda Cali bin Abii Daalib
Cali wuxuu u jihaystay xaggooda isaga iyo ciidankiisii bishii Shacbaan sannadkii 38aad ee Hijriyada, ma uusan billaabin dagaal ilaa ay ka billaabeen, wuu la dagaallamay qoladii Khawaariijta oo laayay, wax yar oo iyaga ka mid ahna waa ka baxsadeen.