Taariikh nololeedka Maxamed bin Salmaan – Dhaxal sugaha saduudiga

Taariikh nololeedka Maxamed bin Salmaan – Dhaxal sugaha saduudiga

Mohammed waxa loo magacaabay dhaxal sugaha bishii Juun 2017 wakhtina iskama lumin sii wadida himilooyinkiisa qaaliga ah, Maalmo yar ka dib waxa uu hormuud ka ahaa go’doomin wadamo badan oo ka dhan ah dowladda Qatar, sababta ma ahayn kaliya mowqifka Qatar ee saaxiibtinimada Iran ee waxa ay sidoo kale Qatar ay taageertay dhinacyada iska soo horjeeda ee aan dawliga ahayn ee gobolka sida Ikhwaanul Muslimiin
Taariikhda Maxamed Mursi

Taariikhda Maxamed Mursi

Maxamed mursi ayaa ku jirey xabsi aan qofna ku booqan Karin kaligiina uu ku jiro oo aan qofna ku wehlin, wuxuuna xabsiga ku jirey lix sano oo xiriir ah ilaa uu ka dhintey 17kii June 2019kii maxkamadda dhexdeeda xilli lagu gudo jirey dhageysiga dacwaddda maxkamadeyntiisa.
Taariikhda Cumar Al-Mukhtaar

Taariikhda Cumar Al-Mukhtaar

Waxaana intaa u dheer oo uu Cumar Mukhtaar ka qayb galay dagaalki guumeystaha Faransiiska uu ku qabsanayey dalka Chad ee dhacay 1900, sanadkii 1908 wuxuu qeyb ka ahaa dagaal ka dhacay xuduuda Masar iyo Libya oo u dhexeeyey kooxdii Cumar Al-Mukhtaar iyo gumeystihii Ingiriiska oo Masar joogey.
Taariikh nololeedkii Sadaam Xuseen

Taariikh nololeedkii Sadaam Xuseen

January 18, 1991 Sadaam Xuseen ayaa amrey in Isra’iil lagu garaacdo gantaalo, waxayna ku rideen 39 gantaal dhanka israa’iil gaar ahaan caasimadda israa’iil ee Tel Aviv, Sadaam ayaa dowladaha kale ee carabta ku xujeystey in ay dhameystiraan midka afartanaad, balse dowladaha carabta ayaa ka cabsanayey israa’iil mid isku deydayna ma jirin.