Waxa uu galay diinta islaamka taas oo aakhirkii u horseeday in uu ku biro Nation of Islam oo ahaa dhaqdhaqaaq African American ah, go'aankiisa ku biirista Qaranka islaamka waxaa sidoo kale saameyn ku yeeshay wadahadal uu la yeeshay walaalkiis Reginald, Malcolm wuxuu joojiyay sigaar cabista iyo khamaarka wuxuuna diiday inuu cuno hilibka doofaarka iyadoo la ilaalinayo xannibaadaha cuntada ee islaamka.
Sannadkii 2009, Tim Cook waxa uu qayb beerkiisa ka mid ah siiyay jobs maadaama ay labaduba wadaagaan nooc dhiig oo naadir ah, Bishii Abriil 2009, jobs waxaa loogu tallaalay beerka beddelka jaamacadda Methodist University Hospital Transplant Institute eek u taal Memphis.