Posted inCaalamka kale Shakhsiyaad Taariikh
Taariikhda Ururka Taliban
waxay dagaal socdey muddo 20 sano ah kula jireen dowladda Mareykanka iyo xulufadiisa oo dalkaasi xoog ku qabsadey sanadkii 2001 xilligaa oo ay Taliban xilka hayeen, waxay Mareykanka iyo xulufadiisa xilkii ka tuureen dowladdii islaamiga aheyd ee Taliban ay dhisteen 1996.

