Taariikh nololeedka Aamir Khan

Taariikh nololeedka Aamir Khan

Caruurnimadiisii ​ wuxuu ku tilmaamay mid adag oo ay ugu wacan tahay xaaladdi dhaqaale ee aabihiis, Waxa uu yidhi, "Waxa jirey ugu yaraan 30 wacitaan maalintii oo ka imanaya deyn bixiyeyaasha iyaga oo doonaya lacagtooda,", wuxuu sheegay in uu had iyo jeer halis ugu jirey in laga saaro dugsiga lacag la'aanta owgii.
Taariikhda Salman Khan

Taariikhda Salman Khan

Salman Khan waxa uu ku soo barbaaray magaalada Indore ee gobolka Madhya Pradesh, waxaana uu ka dhashay qoys aad u dhisan 27 December 1965, Aabihii, Salim Khan waa qoraa hooyadiina waa Sushila Charak oo Hindu ah, magaceedana u beddeshay Salma Khan, Khan wuxuu wax ku bartay labada diimood yaraantiisii.
TaariikhdaShah rukh Khan

TaariikhdaShah rukh Khan

Khan ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay inuu yahay "Hyderabadi (hooyo), Pathan (aabbe), iyo qaar Kashmiri ah (ayeeyo)", Sida laga soo xigtay Khan awoowgiis, Mir Jan Muhammad Khan wuxuu ahaa qowmiyad Pashtun (Pathan) oo ka soo jeeda Afgaanistaan, Si kastaba ha ahaatee, ilma adeerkiis oo ku sugan Peshawar ayaa markii dambe caddeeyay in qoysku ku hadlo Hindko oo asal ahaan ka soo jeeda Kashmir, halkaas oo ay degeen Peshawar qarniyo ka hor, taas oo ka soo horjeeda sheegashada in awoowgiis uu ahaa Pashtun oo ka yimid Afgaanistaan.