Posted inAfrikaan Caalamka kale Shakhsiyaad
Taariikh nololeedka Captain Ibrahim Traore
Ibrahim Traoré wuxuu afgambiyay saaxiibkiisii hore, Lt Col Paul-Henri Damiba 30kii Sebtembar, 2022 ka dib markii uu ku eedeeyay inuu ku guuldareystay inuu fuliyo ballanqaadkiisii ahaa inuu damiyo kacdoonka Islaamiyiinta ee ka socda Burkina Faso tan iyo 2015, Damiba ayaa dalka ka baxsaday.





